Warbixin:Haween sameeya agabyada kala duwan ee dhaqanka Soomaalida

0
319

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulsho walba oo caalamka ku nool  waxey leedahay dhaqamo u gaar ah,kuwaasi oo ay ka mid yihiin astaamo ka turjumayo dhaqanka umaddaasi,Soomalida waxaa lagu tiriyaa dadka uu dhaqan kooda aadka kaga duwan yahay umadaha kale ee caalamka ama Africaanka dhexdiisa.

Agab dhaqameedka  Soomalida waxay kamid yihiin farsamooyinka dhaxalka  ah,magaalada Kismaayo waxaa ka dhisan xarun ay Haweenka ku mideysanyihiin oo  lagu sameeyo Agabyada Hidaha iyo dhaqanka Soomalida,qaar ka mid ah haweenka goobta ku sameeya agabyadaan ayaa inooga  warbixiyay sida ay u sameeyaan iyo caqabadaha ay la kulmaan.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here