Qaar ka mid ah Culimada Kismaayo oo ku baaqay in laga qeyb qaato dhismaha Masjid qabyo ah

0
293

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Masaajidddu waxaa ay ka mid yihiin guryaha Illahay lagu caabudo kuwooda ugu wanaagsan,waxaana lagama maarmaan ah in bulsha kasta oo meel isugu timaada in ay helaan masaajid ay ku cibaadaystaan .

Xaafadda Farjano waaxda Kiboora waxaa ku yaalla hal masaajid oo qabyo ah, kaas oo muddo laba bilood ah aysan wax shaqo ah ka socon sababo la xiriira qarashkii lagu dhamaystiri lahaa dhismaha maasjidka oo ka go’ay.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here