Odayaasha Dhaqanka Jubbaland oo ka tacsiyeeyay geeridii Ugaas Khaliif iyo Prof Castaro

0
321

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Guud ahaan madaxda iyo shacabka Soomaliyeed gaar ahaan Jubbaland ayaa aad oga naxay geeridii dhawaan kutimid Allaah ha unaxaristee Ugaas Xassan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble kaas oo ku geeriyoday Magaalada Muqdisho laguna aasay magaalda Baladweyne ee xaruunta Gobolka Hiiraan qaar kamid ah isimada iyo waxgarada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta magaalda kismaayo ku yeshay kulan ay ugu taxsiyaynayeen ahelada iyo shacabka soomaliyeed ee uu dhawaan ka baxay  Ugaas Xassan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble waxaana sidokale kulanka tacsi loogu diray ehelada Allaah ha unaxariistee Maxamd Cali Xassan Profaser Castaro oo isagana dhawaan ku geriyoday magaalada muqdisho.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan innooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here