Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xeebaha Magaalada kismaayo waxaa maalmaha nasiinada iyo xiliyada galabkii u dalxiis taga qaybaha kala duwan ee bulshada gaar ahaan dhalinyarada .
Xeebta liido oo ka mid ah xeebaha kismaayo ayaa ah xeebta inta ugu badan ay dhalinyaradu u tagaan in ay ku dabaashaan halka qaar koodna ay u tagaan in ay sawiro ku galaan kuwo kalana ay bonooni ku cayaaraan sido kalana waqti ku qataan.
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixita iooga diyaarisay.