Maamulka Mac-hadka Imaamu Suyuudi ee Kismaayo oo ka warbixiyay Xaaladda waxbarasho ee Mac-hadka

0
274

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Mac-hadka imaamu suyuudi waxaa uu ka mid yahay goobaha lagu barto shareecada islaamka iyo waxbarashada kale ee maadiyaga ah ee ku yaala Magaalada kismaayo.

Mac-hadkaan ayaa la aas aasay sanadkii 2017kii waxaana yagleelidiisa ka qayb qaatay shacabka ku nool Degmada Kismaayo sida ay noo shegeen maamulaka macadka .

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here