Maamulka xarunta KTI oo ka waramay ahmiyadda ay leedahay barashada farsamada gacanta

0
309

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Jubbaland oo kaashanaysa Hay’adaha deeq bixiyayaasha ah ayaa sanadkii 2014 xaruntaan oo lagu barto farsamada gacanta ka hirgalisay magaalada Kismaayo, si’ loo helo dhalinyaro Soomaaliyeed oo xirfadla yaal ah.

Maamulka xarunta ayaanna ka waramaya ahmiyadda ay dhalinyarada u leedahay in ay bartaan xirfado kala duwan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here