Xoghayaha garsoorka Jubbaland oo sheegay in ay xal u heleen Arrimaha is qab-qabsiga dhulalka

0
265

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda garsoorka cadaalada iyo arimha diinta Jubbaland ayaa sanadkii tagay ee 2020 waxaa ay kismaayo ka hirgalisay Maxkabad u gaar ah xalinta iyo Go,aan ka gaarida arimaha is qabqabsiga dhulalka ee Magaalada kismaayo.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixitan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here