Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland xaqijisay kiis Cusub oo Covid-19

0
266

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo dhawaan ay wasaaradda caafimaadka dowlada soomalia sheegtay in gudaha dalka uu kusoo labo kacleyay xanunka Covid-19 kisas badan oo xanunkana ay jiraan dad laga helay iyo kuwo u geeriyoday gudaha dalka.

Hdaba Wasaaradda caafimaadka   Dowlad Goboleedka Jubbaland  ayaa sheegaty in ay jiraa ilaa sideed kiis oo cusub oo laga helay dad kusun qaar kamid ah Degmooyinka Gobolka Gedo.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga Diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here