Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo tababar u furtay Shaqaalaha Wasaaradda

0
238
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tababarkan oo Wasaarada Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland ay ka taageereyso Hay’adda Iskaashiga Jarmalka ayaa diirada lagu saarayey mabaadi’da aas-aasiga ah ee xuquuqda aadanaha iyadoo ay ka dambayso ujeedadda ah in la xoojiyo isla markaana la hormariyo fahamka shaqaalaha Dowladda ee ku aadan xuquqqda aadanaha iyo sidii si wax ku ool ah oo tayo leh hufana loogu fullin lahaa waajibaadka saaran gaar ahaan xiliga ay ku sugan yihiin Xarumahooda shaqada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here