Qaar ka mid ah Dhalinyarada Kismaayo oo ka qeyb qaata Nabadda iyo dib u heshiisiinta Bulshada

0
268
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Boqolkiibo toodobaatan iyo shan dadka soomaliyeed waa dhalinyaro kuwaas oo ah xubin u muhiim ah bulshada waxaana dadka qaar ay sheegaan in dhalinyarada ay yihiin dadka oogu badan ee Looso adeegsaday colaadihii sokeeye ee dalkena kadhacay.
Qaar ka mida ah dhalinyarada  Aqoonyahanka ah ee gudaha dalka wax ku baratay oo ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay dowrka ay dhalinyarada Soomaliyeed ku leeyihin nabadda iyo dib u hishiisiinta iyo dhibatada ay qabyalada ku reebtay Soomaalida

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here