Maamulka Degmada Kismaayo oo farriin ku aaddan Covid-19 u diray Bulshada

0
272

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-iyadoo  guud ahaan caalamka uu ku soo laba kacleeyay xanuunka halista ah ee Covid-19,islamarkaana gudaha dalkeena laga helay kiisas badan oo Carona-virus,  duqa Degmda Kismaayo Ibraahim Maxamed Yuusuf Timo Jilac ayaa baaq u diray qeybaha kala duwan ee bulshada,wuxuuna sheegay in loo baahanyahay in bulshada kismaayo ay qaataan fariimaha Hay’adaha Caafimaad si loo yareeyo faafidda xanuunkaan.

Iidle Aadan Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here