Maamulka Isbitaalka Midnimo ee magaalada Kismaayo oo hadlay adeegyada ay bixiyaan

0
327

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Isbitaalka Midnimo waxaa uu ka mid yahay xarumaha caafimaadka ee ku yaalla Magaalada Kismaayo gaar ahaan xaafadda new kismaayo oo ay daganyihiin dadka ka soo laabtay xeyaha qaxootiga Dhadhaab iyo kuwo ku  barakacay gudaha dalka.

Xaruntaan caafimaad oo ay gacanta ku Heyso Hay’adda seve the children ayaa dadka ku xiran waxaa ay ka helaan adeegyo caafimaad oo lacag la,aan ah sida ay inoo shegeen maamulka isbitaalka, dadka ugu badan ee xaruntaan lagu qaabillo ayaa ah Haweenka iyo caruurta yar yar.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here