Dabeeyllo ka jira Xeebaha Kismaayo oo saameyn ku yeeshay Kalluumeysatada

0
370

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dabeyllo aad u xooggan oo maalmihii u dambeeyay ka jiray xeebaha Gobolka Jubbada hoose ayaa waxaaa dabeylahaas ay saameyn ku yeesheen in la soo jallaabto noocyada kala duwan ee kheyraadka Badda ku jiro.

Qaar ka mid ah kalluumeysatada Degmada kismaayo oo la hadlay Idaacadad Waamo ayaa sheegay in maalmahaan Deybalaha xoogeystay ay caqabad ku noqdeen soo Jalaabashada kalluunka.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here