Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo baaq ku aaddan Covid-19 u dirtay Bulshada

0
249

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa magaalda Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada hoose maalmihii ugu danbeeyay laga diiwaan geliyay kiisas cusub oo la xiriira caabuqa Carona-virus oo mar kale soo laba kacleeyay.

Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboledka Jubbaland ayaa bulshada reer Jubbaland u dirtay farriin wacyigalin ah oo ku saabsan ka taxaddarka iyo xakameynta  xanuunka Covid-19.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here