Wasaaradda xannaanada xoolaha Jubbaland oo ka warbixisay mashruuc lagu daweenayo xoolaha oo dhawaan ay daah-furtay

0
322
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxa ay dhawaan ka  daah furtay deeganada dhaca waqooyiga magaalada kismaayo  mashruuc lagu daweenayo xoolaha.
ku dhawaad sodon kun oo neef ayaa logu tala galay in lagu daweeyo mashruucaan oo iskuugu jira Geel Lo’ iyo Ari

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here