Warbixin: Qaabka ay u shaqeeyaan Geerashyada Kismaayo

0
358
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaaayo waxaa ka jira dhalinyro ka shaqeesa xurumaha gawaarida lagu hagaajiyo taas oo ay faa’iido u tahay  dhalinyrada doonaysa in ay wax ka bartaa Cillid bixinta gawaarida.

Barshada cilimiga biraha babuurta ayaa ah mid adag waxayna u baahan tahay  in waqti badan la galiyo si loo fahamo  aqoonta biraha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here