Goobaha Jimicsiga haweenka oo ku soo badanayaan Magaalada Kismaayo

0
324

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Jimcsigu waxaa uu ka qayb qataa helitaan caafimaad wanaagsan waxaa uu ka hortagaa xanuuno badan sida wadna xanuunka ,karastarolka ,macaanka ama sonkota iyo cuduro kale oo uu keeno cayilka jirka ay la dagaalamayaan dadka sameeya Jimcsigu Jirdhiska ah.

Inta badan goobaha jir dhiska ee ku yaala Magaalada Kismaayo waxaa markii hore jirdhiska ama jimicsiga ku samayn jiray  dhalinyarada Raga ah halka gabdhuhu ay ku yaraayeen mararka qaarna aanba lagu arki jirin meelaha jimicsiga lagu sameeyo.

Hamdi Mahamed Yasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here