Wasaarada waxbarashada Jubbaland oo shahaadooyin gudoonsiiyay 52 macallin

0
321

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Mac-hadka tababarka ee macalimiinta jubbaland ayaa shahaadooyin gudoonsiiyey 52 macalin kuwaas oo loo tababaraayey sidii ay usoo saari lahaayeen arday dhan walba oo cilmiyan ah ka dhisan.

Mac-hadka ayaa horey usoo saaray macalimiin si weyn uga qayb qaadato waxbarashada ardayda ku nool Deegaanada dowlad goboleedka Jubbaland
Xaflada Macalimiintan Shahaadada lagu Gudoonsiinaayey Waxaa Goob joog ka ahaa qaar kamid ah Masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashada Jubbaland Iyo tan Dowalada Federaadka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here