Dhalinyarada Kismaayo oo shaqo abuur ka helay shirkadaha Tagsiyada ee ku soo badanaya magaalada

0
316

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tagsiga  waa nooc ka mid ah Gawaarida dad weynaha ee magaalada gudaheeda ka shaqeeya, oo ay adeegsadaan bulsha kuwaasoo  ay raacaan bulshada qeybahooda kala duwan.

Darawalada Tagaasida ayaa dadweynaha qaadaan geeya goob walba oo ay u baahdaan,taasoo dadweynaha Kismaayo soo dhaweeyeen,sidoo kalena shaqo abuur u noqday dhalinyaro badan.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here