Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Nabadda ayaa ah hormarka bulshada waxayna qiimo u leedahay guud ahaan nolosha aadanaha, oo ay muhiim tahay in mar walba qofka ku noolaado Nabad waarta.
Waxaa sidoo kale Nabaddu ay tahay shayga ugu wanaagsan ee nooluhu jecel yahay inuu ku noolaado.
Qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG Jubbaland ayaa baaq nabadeed u diray bulshada Soomaaliyeed.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.