Shir looga hadlayay sidii shaqo abuur loogu sameyn lahaa dhalinyarada Jubbaland oo ku qabsoomay Aalada Zoomka

0
231

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Shirkan oo ku qabsoomay habka fogaan araga ayaa waxaa shir gudoomiyay Agaasimaha Guud ee Wasaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Jubbaland waxaana qeyb ka ahaa masuuliyiinta Wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha dowlada fadraalka Soomalia iyo madaxda qaar kamd ah wasaaradda iyo  deeq bixiyaasha calamiga ah iyo hey adihii fulin lahaa mashruuc shaqo abuur loogu sameynaayo dhalinyaradda kunool dowlad goboleedka Jubbaland waxaana uu socon doono mashruucaan  mudo 3 sano ah.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warabixitan iooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here