Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Baar-sanguuni waxaa uu ka mid yahay deegaanada dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo,waxaana dadka dagan intooda badan ay noloshoodu ku tiirsantahay tabcashada Beeraha.
Bulshada qaar ee ku nool deegaanka Baarka ayaa muddo saddax sano aysan Beerahodu tabacanin, taas oo ay keentay in ay Furan yihiin kannaalada uu soo jabsado Wabiga.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.