Qaar ka mid ah Haweenka ka howlgala xarumaha qurxinta Dumarka oo ka waramay shaqadooda

0
311
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa  waxaa ku yaalo xarumo badan oo lagu qurxiyo dumarka, taas oo qeyb ka qaadaneyso hormarka magaalada.
Haweenka ayaa ah kuwa markasta jacel is qurxinta marka aad booqato goobaha dumarka lagu qurxiyo ayaa waxaad ku arkeysaa Haween badan oo feel ugu jira sidii ay isku qurxin lahaayeen.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here