Real Madrid oo guul ka gaartay Kooxda Valencia.

0
276

Spain(Idaacadda Waamo)-Real Madrid ayaa mar kale dib ugu soo laabatay booskeeda hore ee horyaalka kadib markii garoonkeeda Alfredo Di Stefano ku dubatay kooxda Valencia kulan ka tirsan Horyaalka LA Liga oo ku soo dhamaaday 2-0,

Xidigaha Karim Benzema iyo Toni Kroos ayaana ka caawiyay Real Madrid labada gool ee kulankan Daqiiqadihii 12-aad iyo 42-aad ee ciyaarta iyadoo qeybta danbe aanan wax gool ah leeska dhalin.

Real Madrid ayaana guusha ay gaartay waxay dib ugu soo laabatay booska 2-aad ee Horyaalka oo si kumeel gaar ah u heysay kooxda Barcelona oo leh 46 dhibcood halka Real Madrid ay hada leedahay 49 dhibcood.ImageImage

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here