Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland ayaa imtaxaan lagu daah furayo Barnaamijka marwo caafimaad oo loogu talagalay in la isku xiro bulshada iyo xarumaha caafimaadka magaalada Kismaayo ugu qabatay in ka badan 180 Haween ah.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay