Wasaaradda Caddaalada Jubbaland oo qabatay kulan looga hadlayay Xallinta Khilaafaadka

0
246
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Caddaalada Garsoorka arimaha Diinta Dowlad Goboleedka  Jubbaland Maxamed Yuusuf Cumar ayaa shir gudomiyay kulan is xog wareysi ah oo u dhaxeeyey wasaaradda Caddaalada iyo qeybaha kala duwan ee ururada bulshada.
waxaana kulanka looga hadlay qaabka ay ugu wada shaqeeyaan xallinta khilaafaadka,wasaaradda iyo ururada bulshada sida odayaasha dhaqanka iyo ururka Haweenka.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here