Beeraleyda Deegaanka Goobweyn oo ka hadlay caqabadaha ay la kulmaan

0
336
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Beeraha waxay ka mid yihiin wax soo saarka dalka,waxaana ku tiirsan dad badan oo xirfadoodu ay tahay tabcashada Beeraha iyo wax soo saarkooda.
hadabo beeraleyda kunool deegaanka Goobweyn oo qiyaastii 13-km u jirtaa magaalada kismaayo,ayaa waxa ay ka warbixiyeen caqabadaha ay kala kulmaan tabacashada Beeraha.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here