(Sawiro) Isku Aadka Wareega 8-aad ee FA Cup.

0
348

Germany -(Idaacadda Waamo)-tartanka koobka FA Cup ayaa maraya meel xiiso badan waxaana isku soo baxay kooxo waa weyn inkasto kooxdii lagu yaqaanay koobkan ee Arsenal laga reebay Tartanka.

Wareegga siddeedda waxa la kala ciyaari doonaa maalin Sabti ah oo ay bisha saddexaad ee sannadkan ku beegan tahay 20 bisha , halka wareegga semi-finalka tartanka ay naadiyada afarta ah ee soo baxa ciyaari doonaan hal maalin oo ah bartamaha bisha April iyo Finalkana waxaa loo qoondeeyey in la ciyaaro 15 May.

Hadaba Waa Kan Isku aadka oo buuxa:

Everton vs Manchester City

AFC Bournemouth vs Southampton

Leicester City vs Manchester United

Barnsley / Chelsea vs Sheffield United

Waqtiga la ciyaarayo wareegga siddeedda, semi-finalka iyo Finalka

Wareegga siddeeda: Sabti 20 March 2021

Semi-finalka: Sabti 17 April 2021

Finalka: Sabti 15 May 2021ImageImageImageImage

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here