Wasaaradda Beeraha Jubbaland oo sheegtay in ay waddo dedaallo lagula dirirayo Ayaxa

0
272

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Beeraha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa sheegtay in xasaridihii adkaa ee sanadkii lasoo dhaafay ee 2020 ka dhacay gudaha Dalka oo ay ka mid ahaayeen Ayaxa iyo fatahahaadaha ay sameeyn xooggan u geysteen wax soo saarka Beeraha oo ay caan ku ahaayeen Beeraleyda Gobolada Jubooyinka, agaasimaha guud ee Wasaaradda Beeraha Jubbaland maxamed mursal Xirsi oo ka hadlayay arintaan ayaa sheegay in ay wadaan dadaallo xooggan oo lagula dagaalamaayo Ayaxa iyagoo kaashanaaya dadka Deegaanka.

Iidle Aadan Dagane ayaa warkaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here