Wasaaradda Beeraha Jubbaland oo waddo Qorshe lagu buufinayo Ayaxa

0
224

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ayax ayaa saameyn xoog leh ku yeeshay Beeraha deegaanada Jubbaland, waxa uu xaalufiyey wax soorkii Beeraleyda,wuxuuna ugxan ku reebay Beerihii ay tacban jireen dad badan oo beeraley ah.

hadaba wasaarada Beeraha iyo waraabka dowlad goboleedka Jubbaland oo kaashaneyso hay’adaha Beeraha ku shaqada leh ayaa sameeyeen dadaallo badan oo lagu buufinaayo Ayaxa ku habsaday Beeraha deegaanada Jubbaland.

Cowke Cali Cawil,ayaa warbixitan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here