Taallooyinkii ay caanka ku ahayd magaalada Kismaayo oo dib loo dhisayo

0
315

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka degmada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa sheegay in ay dhib u soo celin doonaan labo astaan oo ay Magaalada caan ku eheyd,kuwaasoo kala ah Taalada isgoyska Aargada iyo Taalada kale ee ku taali jirtay isbitaalka weyn ee magaalada kismaayo.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here