Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dugsiga hoose dhex ee EX-mariina ayaa waxaa uu ka mid yahay iskuulaadka lagu barto waxbarshada dhexe ee maadiga, waxaana iskuulkan asalkiisa soo asaastay wasaraadda waxbarshada Dowlad Goboledka Jubbland si’ ay oga faa’iideeystaan bulshada danta yar ee heysta caruurta ogoonta ah iyo qeybaha kale duwan ee bulshada.
Mamule ku xigeenka Iskuulka EX-mariina Xassan Maxamud Rashiid ayaa Idaacadda Waamo uga warbixiyey waxyaabaha Iskuulka lagu barto iyo sida haatan Ardeyda ay uga faa’iideeystaan waxbarshada.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.