Gudiga Barakacayaasha Jubbaland oo dalbaday in la,caawiyo dadka dalka dib ugu soo laabtay

0
275

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo ay jiraan barakacayaal Soomaliyeed oo dalka dib ugu soo laabtay gaar ahaan Deegaanda Jubbaland ayaa waxaa heysato duruufo noleed oo kala duwan, taasoo ubaahan in wax laga qabto.

Maryan Aw Cali oo ah Gudoomiyaha gudiga barakacayaasha ee  Jubbaland oo wareysi gaar ah siisay Idaacadda Waamo ayaa sheegatay barakacayaashii dib u dajinta loogu sameeyay Deegaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland in loo baahanyahay in laga kaabo adeegyo ay u baahan yihiin.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here