Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxay dadaal xooggan ku bixisaa sidii ardayda wax ku barta deegaanada uu maamulka ka arimiyo ay u hormarin laheyd, waxaana xiriir wanaagsan ay la leeyihiin xarumaha waxbarshada ee ku yaallo deegaanada Jubbaland sida Jaamacadaha , iskuulaadka, Madaarista Diinga lagu barto iyo Dugsiyada Quraanka kariimka.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.