Qoraa Hassan Qorane oo ka warbixiyay waxyaabaha ay Bulshada u qabato Madasha Maan-kulan

0
274

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-waxaa magaalada Kismaayo ka jira Ururro badan oo ka shaqeeya waxbarashada  sida madasha Maan-Kulan oo ka shaqeeysa  hormarinta wax akhariska iyo sidii ay dhalinyarada ula qabsana lahayeen wax akhriska.

Xasan Maxamuud Qorane ayaa Idaacadda Waamo ugu warbixiyey wax akhariska ahmiyada ay u leedahay bulshada iyo sida ay madasha maan-kulan  ugu faa’iideyso dhalinyarada ku nool dowlad goboleedka Jubbland.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here