Qaar ka mid ah Dhalinyaradda Magaalada Kismaayo oo warbixyay shaqo la’aanta heysato

0
463

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada oo ah boqolkiiba %75 dadka dadka Soomaliyeed ayaa waxaa xiligaan meelo badan oo dalka ka mid ah ku heysato shaqo la’aan taas oo ay sababtay in dhalinyarada ay waayaan badan kood wax fursado shaqo ah qaar kamid ah dhalinayarada ku nool magaalda Kismaayo ee xaruunta gobolka Jubbada Hoose ayaa oo lahadlayay Idaacada Waamo ayaa ka hadlay shaqo la’aanta heysato waxeyna Dowlad Goboleedka Jubbaland ka codsadeen in dhalinyarada ay u sii laban laabto dadaalada ay xirfadaha ugu abuureyso si ay dhalinyarada ugu abuurmaan shaqooyin.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.110109_005

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here