Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tababarka oo ay soo qaban qabisay ururka suxufinta SOMA oo gacan ka helasa Hay’adda Taageerta Warbaahinta Caalamiga ah ee (IMS) iyo FOJA , oo lagu barnayay mudadii uu socoday tababarka bedqabka suxufiyiinta iyo tebinta doorashooyinka ayaa waxaa gaba-gabadii tababarka ka soo qeybgalay xildhibaanno, iyo Agaasimaha wasaaradda warfaafinta dowlad goboleedka Jubbland.
Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.