Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland oo bilawdayqiimaynta Suuqyada Kismaayo

0
293

Kismaayo-(Idaacadda waamo)-Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Jubbland ayaa waxaa ay ka bilawday Magaalada Kismaayo qiimeynta suuqyadda ay sanadkiiba mar ay qabat Wasaaraddu.

Cabdiuur Sabriye,ayaa warbixita inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here