Neymar Jr oo ka Dhawaajiyey inuu sii joogayo PSG.

0
364

Paris -(Idaacadda Waamo)- Neymar ayaa xaqiijiyay markii ugu horeysay inuu ku faraxsan yahay inuu sii joogo Paris Saint-Germain inkasta wargeysyadu qoraan maalin walba in Neymar mustaqbalkiisa hubneeyn oo la leeyahay waxa uu ku laabanayaa barcelona.

Xiddiga hore ee Santos iyo Barcelona ayaa labo jeer shabaqa soo taabtay kulankii uu dhaliyey labada rigoore ee axadii in kastoo PSG Laga adkaaday ciyaartaas oo 3-2 ku badisay kooxda Lorient.

Si kastaba ha ahaatee guul daradaas ayaa ka dhigtay in ay fadhiyaan booska sedexaaf kala sareynta horyaalka France iyagoo ka dambeeyaan Lille iyo Lyon hogaanka ayaana looga hayaa 3 dhibcood.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here