Barnaamijka Hiddo iyo Hal-abuur oo lagu daahfuray magaalada Kismaayo

0
300
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka ardeyda Iskuulaadka magaalada kismaayo oo kaashanayo xarunta KTI iyo madasha dhalinyarada kalsan ayaa magaalada ka daah furay.
Barnaamijka hida iyo hal abuur oo ay ka qeyb qaadanayaan dhamaan 16 iskuul ee degmada kismaayo.
muhiimadda barnaamijkan ayaa ah sidii loo heli lahaa ardeyda dhigata dugsiyada ee leh hibada gaar ka ah,wuxuuna barnaamijkaan socon doonaa muddo bil ah, isagoo ardeyga helayo fursad uu ku soo bandhigo hibadiisa.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here