Tababar ku saabsan bedqabka Suxufiyiinta iyo Tebinta Doorashooyinka oo lagu qabtay Kismaayo

0
310

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa waxaa furmay tababar loo qabtay qaar ka mid ah wariyayaasha ku nool Dowlad Goboleedka Jubbland,waxuuna tababarkaan socon doonaa muddo afar maalin ah.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here