Machadka ibnu Qayim Al-jowsi oo Xaflad qalin jebin ah u qabtay 16 Arday

0
323

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Munasabaddaan oo aheyd mid ay ku qalin badalanayeen 16 Arday oo culuumta Diiniga iyo maadiga ka baratay machadka ibnu Qayim Al-jowsi ee magaalada kismaayo ayaa waxaa ka soo qeyb-galay masuuliyiin ka tirsan wasaaradda caddaalada Jubbaland,maamulka machadka waalidiin iyo bahda waxbarshada Degmada Kismaayo waxaana Ardayda ay yihiin dufcadii ugu horeysay ee ka baxda machadka ibnu Qayim Al-jows.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here