Mac-hadka Mustaqbal ee Kismaayo oo Munasabad qalin jabin u sameyay arday dhameysay qur’aanka Kariim ka ah

0
307

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Mac-hadka Mustaqbal oo kamid ah macaahida xifdinta qur’aanka kariimka qowlka eebe ee ku yaala magaalada Ksmaayo ayaa xaflad qalin jabin ah usameeyey arday dhameysay Qur’aanka kariimka ah.

Munaasabada qalin jabinta ayaa waxaa kasoo qeyb galay Maamulka Mac-hadka Mustaqbal ,walidiin ardayda qalin jabisay iyo qaar kamid ah culumaa`udiinka Magaalada Kismaayo.

Cawke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here