Xoolaha Cuna Bacaha oo laga digay halista Caafimaad ee ay ku yeelan karto

0
384
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bacaha ay isticmaalaan Bulshada ayaa waxay saameyn ku yeelatay bilicda deegaanka sidoo kale waxaa qatar dhanka caafimaadka ah  wajaha Xoolaha cuno bacaha yaalla hareeraha wadooyinka.
Cabdifataax Cumar Isaaq oo ka mid ah dhaqaatiirta wasaaradda xanaanada xoolaha dowlad Goboleedka  Jubbaland ayaa ka warbixisay halista caafimaad ee ay leedahay bacda ay xooluhu cunaan isagoona sheegay in ay u keento cudurro kaga dhaca caloosha iyo dheef shiidka.
Fartuun Nuur Aadan ayaan warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here