Maamulka Degmada Kismaayo oo xariga kajaray wado hirgaliyeen dadka Deegaanka Qaam-qaam

0
388

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wadadan jayga  ah ayaa ah wado  muhiim u ah isu socodka bulshada ku nool deegaanka Qaam-qaam ee dhaca waqooyiga Magaalada kismaayo waxaana wadadan qaab isku tashi ah ku hirgaliyay maamulka iyo dadka Deegaanka Qaam-Qaam  kuwaasi oo ku dhib qabay wado Nadiif ah oo soo gasho Deegaanka Maadama waaddooyinka soo galo ay yihiin kuwo bur-bursan oo aan helin dayac tir iyo saameyn wanaagsan.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here