Beeraleyda Gobalka Jubada hoose oo ka hadlay saameynta uu Ayaxa ku reebay

0
251

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ayaxa ayaa waayadii dambe waxa  si weyn uga cabanayay dadka Beeraleyda ah, maadaama uu meelo badan  ku dagay dalagyo badanna uu ku habsaday,
sida ay sheegeen Hay’adaha ku shaqada leh arimaha beeraha ayaxa ayaa ah kii ugu balaarnaa mudo dheer oo ay ka cawdaan dadka beeraleyda.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here