Ac Milan oo qaab amaah kula Wareegtay Fikayo Tomori  

0
237

Ac Milan-(Idaacadda Waamo)-Kooxda Ac Milan ayaa xaqiijisay in xiddiga Fikayo Tomori uu si Rasmi u dhamaystiray heshiis amaah ah oo uu ugu biiray kooxda inta ka dhiman xilli ciyaareedkan.

Kooxda Ac Milan ayaa xagaaga si toos ah ula wareegi karta xiddiga iyaga oo bixin doona lacag dhan 28 milyan oo euro.

Fikayo Tomori ayaa kooxda Chelsea u saftay kulamo gaaraya ilaa 17 kulan tan iyo 2016 markaas oo laga soo dalacsiiyey kooxda da`yarka ee Chelsea.ImageImageImage

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here