Wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland oo ka warbixisay heshiis ay kala saxiixdeen, Shirkada tayo jobis

0
294
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha  Dowlad Goboleedka Jubbland iyo, Shirkada tayo jobis ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Kismaayo, ku kala sixiixday heshiis wada shaqeyneed oo la xiriira fursadaha shaqo ee ay dhalinta Jubbaland heli karaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here