Ururka Haweenka Gobalka Jubada hoose oo ku baaqay in laga wada qeyb qaato Nadaafadda Deegaanka

0
293
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-maalmihii la soo dhaafay ayaa ururka haweenka gobalka Jubbada Hoose,   waxaa ay magaalada Kismaayo ka sameenayeen  Ol’ole Nadaafadeed kaas oo lagu soo celinayo bilicda magaalada.
Maamo Luul Saciid Cali oo ka mid ah ururka Haweenka Gobalka Jubbada Hoose ayaa dad weynaha ku nool magaalada Kismaayo ugu baaqday in  si’ wada jir ah ugu wada qeyb qaataan ilaalinta Nadaafadda Deegaanka.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here