Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Shirka Golaha Wasiirada Jubbaland ayaa waxaa maanta oo Khamiis ah shir guddoomiyey Madaxweyne kuxigeenka koowaad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan iyadoona uu qayb ka ahaa Madaxweyne kuxigeenka 2-aad Mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Lugadheere.
Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay